Mareeyaha Wakalada Biyaha Burco Ayaa Mudooyinki Udanbeeyay Ku Kacay Falal La Xidhiidha Inuu Shakhsiyaad Ka Tirsan Xisbiga Wadani Uu Ka Joojiyay Isla Markaana Ka Jaray Bihii Ku Jiray Gurigiisa Ee Ay Gacanta Ku Haysay Waakalada Biyaha Burco,
Masuulkan U Mareeyaha Wakalada Biyaha Burco Uu Saaka Ka Qaaday Xilka Ayaa La Sheegay Inuu La Xidhiidhinayo Inay Isku Deegaan Yihiin Hogaamiyaha Xisbiga Mucaradka Ee Wadani
Sida U Shabakada HadheanaagNews U Xaqiijiyay Cabdifataax Bashiir Oo Ka Mida Aqoonyahanka Gobolka Togdheer Kana Warhayaha Wakalada Biyaha Burco,
qoonyahanka Oo Lasoo Xidhiidhay Shabakada HadhwanaagNews Ayaa Ku Bilabay Hadalka Sidan” Salaan Ka Dib Waxaan Idiiinla Soo Xidhiidhay Oo Aan Doonayaa Inaan Halkan Ka Canbaareeyo Inanka Maaamula Wakaalada Biyaha Mr Fadxi Oo Saaka Mid Ka Mida Shaqalaha Wakaalada Shaqada Ka Joojiyay Xafiiskii Uu Ka Shaqayn Jiray ,Runtii Waa Wax Aan Shuruucda Dalka Iyo Dhalinyarada Wadanka Midna U Cuntamin In Shaqada Laga Joojiyo Iyadoo Aan Wax Sabab Ah Oo Ku Cad Xeer Lam 7/96 Oo Uu Galay Aanay Jirin AXMED AADAN XAAJI MAXAMED Oo Ku Magacaownaa Madaxa Shaqada Iyo Shaqaalaha Ee Wakaalada Biyaha Burco”Ayuu Yidhi Aqoonyahanku
” Axmed Aadan Xaaji Maxamed Waxaa Uu Ku Magacownaa Madaxa Shaqada Iyo Shaqaalaha Ee Wakaalada Biyaha Burco,Keliya Wuxuu Shaqadiisa Ku Waayay Inay Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Ay Isku Deegaan Kasoo Jeedaan Taasina Waa Wax Sharciga Shaqaalaha Dawlada Baalmarsan Mana Jirto Meel Uu Dhaqdhaqaaq Xisbi Ku Taageeray Bulshada Iyo Dhalinyarada Reer Burcaa Ka Markhaatiya.”Ayuu Yidhi C/fatax Bashiir
Ugu Danbayntiin Waxa Uu Canbarayay Mareeyaha Wakalada Biyaha Burco”Waxaan Kusoo Afmeerayaa Hadalkayga Mr Fadxi Isagoo Ku Fashilmay Maamulka Iyo Maaraynta Wakaalada Biyaha Burco Oo Burcoo Dhami Ogtahay,May Ahayn Inuu Shaqaalihiisiina Ku Daro, Waan Ka Xumahay Waanan Canbaaraynayaa, Waana Nasiib Darro Shacabka Iyo Shaqaalahaba Ku Habsatay”Ayuu Ku Afmeeray Hadalkiisa.