Tacsi Tiiraanyo Leh: Marxuum Aadan Xaaji Faarax Axmed (Boos)
January 17, 2017 - Written by C M

Dhammaan dadka hoos ku xusan oo kala ah:

Huseen Haji Farah Ahmed

Anab Haji Farah Ahmed

Nimco Haji Farah Ahmed

Sahra Haji Farah Ahmed

Farhan Haji Farah Ahmed

Ahmed Muhumed Magan

Ahmed Aden Rayid

Fardus Suudi Xasan

Mohamed Abdi Awad

Sahra Muuse Elmi

Faysal Abdi Awad

Ahmed Haji Farah Ahmed

Leyla Haji Farah Ahmed

Khadar Haji Farah Ahmed

Muna Muhamed Magan

Muna Abdi Awad

Hanna Ahmed Adan

Safiya Ali Muuse

Rashid Ibrahin Ishal

Ifrah Duale Hassan

Shamis Duale Hassan

Abdiasis Muuse Elmi

Milgo Abdi Awad

Hibaq Ahmed Aden

Mohamed Hussein Haji Farah

Mohamed Ahmed Aden

Khaalid Cabdi Cawad

Iyo dhaman caruurta ilma Haji Farah Ahmed dhaleen o dhan.

Waxay tacsi u dirayaan geerida ku timi Aadan Xaaji Faarax Axmed (Boos) o xalay ku geeriyooday magalada Jeddah e dalka Saudi Arbebia.

Waxaana ay marxuuma ilaahay uga baryayaan inuu jannadii fardawsa ka waraabiyo. Guud ahaan ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxayna uu samir iyo iimaan ka siiyo.

Aamiin

COMMENTS