Drs Adna Adan oo Qalab Caafimaad Guddoonsiisay Wasaaradda Caafimaadka
January 20, 2017 - Written by

Marwo Adna Adan Dhakhtar ayaa maanta deeq qalab caafimaad ah ku wareejisay wasaaradda Caafimaadka JSL, wxaana ka gudoomay Agaasimaha Cisbitaalka Guud ee Hargaysa Dr Axmed Cumar Askar waxaana Goobjoog ka ahaa munaasabada Wasiirul dawlaha Wasaaradaasi Maxamed Jaamac Galaal .

COMMENTS