Labada Gole Ee Baarlamaanka Somaliya Oo Ku Dhawaaqay Guddida Qaban Qaabada Doorashada Madaxweynaha
January 25, 2017 - Written by

labada gole ee baarlamaanka federaalka ah ee somaliya ayaa ku dhawaaqay guddida qaban qaabada doorashada madaxweynaha somaliya.

Labada gole oo fadhi wada jir ah yeeshay ayaa sidoo kale soo saaray qodobo la xidhiidha musharaxiinta u taagan doorashada madaxtooyada ee somaliya.

Halkan Ka AKhriso Magacyada Guddida Qaban Qaabada Doorashada Madaxweynaha Somaliya

 

COMMENTS