Sirdoonka Qarsoodiga ah ee Dalka Maraykanka (Xogta Dahsoon)
January 25, 2017 - Written by

Wakiilada sirdoonka qarsoodiga ah ee dalka Maraykanka waxaa u suurogashay inay shacabka Maraykanka iyo ย caalamka intiisa kaleba ka qariyaan curyaanimadii ku dhacday madaxweyne Franklin Rosvelt oo uu asiibay cudurka Poli-ada ama dabaysha ee badanaa caruurta haleela.

https://youtu.be/UUE_sc2ySC4

COMMENTS