Wasaaradda Waxbarashada JSL & Hay’adaha Caalamiga ah oo ka wada hadlay tayaynta Adeegyada waxbarasho
January 26, 2017 - Written by

wasiirka wasaaradda Waxbarashada ee JSL Md Cabdilaahi Ibraahin Habbane ayaa furay Kulan Wasaaradda waxbarashadu la lahayd Hay’adaha la shaqeeya, kaas oo lagaga arinsanayey kor u qaadista tayada adeegyadawaxbarasho ee dalka ka jira.

COMMENTS