Wariye Katirsan Idaacadda BBC-da Oo Sheegay Inuu Ku Dhacay Xanuunka Cancer-ka , Bilo Koobanna Uu Noolaan Doono
January 28, 2017 - Written by

Wariyahan oo da’diisu tahay 55 jir yaa sheegay inuu kaga dhacay Cancerku kalyaha.

Wariye aad looga jecel yahay BBC radio oo kamida wariyayaasha idaacadda  wararka ka akhriya  ayaa si Live ha hawada uga sheegay inuu ku dhacay xanuunka Cancer ka , dhakhtarkiisuna uu u sheegay , inuu noolaan karo  dhawr bilood.

Andy Potter ayaa wakhti hore subixii  khamiista u sheegay dhagaystayaasha inuu ku dhacay cudurkani.

Wariyahan oo da’diisu tahay 55 jir  yaa sheegay inuu kaga dhacay Cancerku  kalyaha.

Warkan naxdin ta leh waxa uu dhacay kadib markii dhawr week uun laga joogo mar uu Facebook ka sheegay inuu noqon rabo Awoow.

Isaga oo ka hadlaya  Hospital ka  saaka  barnaamijka subaxa  ayaa uu yidhi “runtii magaranayo waxaan ku sameeyo marka uu qof

kugu yidhaahdo , waxa lasoo gaadhay.

COMMENTS