”Gacanta Hore Waxaa Lagu Qaadayaa 6800,Gacanta Labaadna 7000 Cidii Diida Waxay Wajahayaan Sharciga
January 29, 2017 - Written by

Gudoomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland Maxamed Cabdi Ibraahin oo Maanta ka hadlayay Kulan ay la qaateen Ganacsatada Jaadka ayaa Sheegay in iyadoo laga duulayo goโ€™aankii Madaxweynuhu soo saaray in isku bedelka Shilling Somaliland iyo Dollarku uu Yahay Gacanta Hore 6800 Halka Gacanta Danbena lagu Kala Iibsanayo 7000 oo Somaliland Shilling ah.

COMMENTS