Daawo: Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee Solja Oo Wasiirka Warfaafinta Ku Bogaadiyey Go’aankiisii Uu Shaqaalaha Wax Kaga Beddelay
January 31, 2017 - Written by

Hargeysa (GLN)- Halkan hoose ka daawada gudoomiyaha ururka suxufiyiinta Somaliland ee Solja oo wasiiirka warfaafinta, wacyigelinta iyo dhaqanka ee Somaliland Cismaan Cabdillaahi Saxardiir (Caddaani) ku bogaadimiyey go’aankiisii uu weriyeyaasha iyo shaqaalaha wasaaradda wax kaga beddelay.

https://www.youtube.com/watch?v=a0_DUDLyZSI

Gacanlibaaxnews.com

News-Desk

COMMENTS