Muuqaalada dabiiciga ah ee Aan Fasiraada Loo Helin (Xogta Dahsoon)
August 31, 2016 - Written by

Barnaamijkeenan xogta Dahsoon waxay ku soo qaadanaynaa waxyaabo dabiici ah oo meelaha qaarkood lagu arko, kuwaas ooย  la yaab iyo fajiciso ku reebay inta indhahooda ka soo qaaday gaar ahaan culimada deegaanka.

https://www.youtube.com/watch?v=HNGyoQBA1Mc

COMMENTS