Weeraro Qorshaysan oo Xalay Ka Dhacay Laascaanood iyo Deegaanka Daba Dheer 3 Dhaawac & Qof Dhintay
February 2, 2017 - Written by

Maamulka Gobolka Sool ayaa Maanta ka hadlay Xaalada Nabadgalyo ee Magaaladda Laascaanood Kadib markii Xalay Koox aan la aqoonsani ay Dhaawacyo u Gaysteen Sadex ka mid ah Shacabka Magaaladaasi iyo Sidoo Kale Dil ka dhacay Deegaanka Dab Dheer ee Gobolka Sool.

COMMENTS