Maxaa Da’da Hawlgabka looga dhigay 60 Sanadood? (Xogta Dahsoon)
February 5, 2017 - Written by

Inta badan nadaamyada maamul ee dunida ka jiraa waxay leeyihiin qorshe hawlgab oo ay dadka shaqaalaha ahi shaqooyinka kaga baxaan iyadoo Da’da hawlgabka lagu noqdaana ay u dhexayso 60 ilaa 65, hadaba waa maxay sababta da’da lixdanaadka looga dhigay xiliga hawlgabka.

https://youtu.be/vdv5HKsKFbk

COMMENTS