War Deg Deg Ah:-Af-Hayeenkii Xarunta Xuquuqal Iinsaanka Oo La Xidhay Iyo Sababta keentay.
February 5, 2017 - Written by

Gudoomiyaha Xarunta Xuquuqal Iinsaanka Guuleed Axmed Jaamac ayaa shabakada Hadhwanaagnews u xaqiijiyey in la xidhay af-hayeenkii xarunta xuquuqal iinsaanka Axmed Xuseen Cabdi.
Dhinaca kale afhayeenka ciidanka Booliska Somaliland Gaashaanle Dhexe Faysal Xiis oo aanuSida uu khadka telefanka ugu sheegay Hadhwanaagnews gudoomiye Guuleed Axmed Jaamac, xadhiga afhayeenka xarunta xuquuqal iinsaanka ayaa yimid ka dib markii uu maanta war saxaafadeed ka soo saaray dacwad ay ciidanka boolisku ku fureen Gudoomiye Guuleed taas oo la xidhiidha codsi uu soo bandhigay oo xarunta xuquuqal iinsaanku shacabka somaliland kaga dalbanaysay inay saxeexaan codsi loo gudbinayo madaxweyne Siilaanyo oo ku saabsan dib u habayn lagu sameeyo ciidanka Booliska.

 

isku daynay inaanu xadhiga afhayeenka wax ka waydiino ayaanay noo suura galin ka dib markii uu xidhmay telefankiisii gacantu.

 

 

COMMENTS