Hambalyo Meher Wacan: Mustafe Muuse Cilmi Iyo Nuura Yaasiin Xaaji Cabdillaahi
February 6, 2017 - Written by C M

1- Hooyo Safiya Cali Muuse

2- Cabdicasiis Muuse Cilmi xaaskiisa iyo carruurtiisa

3- Maxamed Muuse Cilmi xaaskiisa iyo Carruurtiisa

4- Faadumo Muuse Cilmi iyo carruurteeda

5- Sahra Muuse Cilmi saygeeda Axmed Magan iyo carruutooda ba

6- Nuura Muuse Cilmi saygeeda Cabdishakuur Xaaji Muxumed (Heersare) iyo wiilkoodaba

7- Khadar Muuse Cilmi

Dhammaantood waxay hambalyo iyo duco ba u dirayaan:

Mustafe Muuse Cilmi

Iyo

Nuura Yaasiin Xaaji Cabdillaahi

Oo shalay oo taariikhdu ahayd 05/02/2017 magaalada Jรถnkรถping ee dalka Sweden. Waxay ilaahay uga baryayaan inuu ka dhigo qoyskii barakooba, ubad khayrlena kala hela, kuna gaadha aqalgalkooda farxad iyo rayn rayn.

Aamiin.

 

COMMENTS