Daawo;Gudoomiyaha guddi hoosaadka ee Golaha Wakiilada Somaliland Xildhibaan Cumar sanweyne ayaa golahaasi uga warbixiyey xeerka maydhitaanka lacagaha oo khuseeya hanaanka xawilaadaha lacagaha, isla markaana horyaalla golahaasi.
September 1, 2016 - Written by

Hargeysa(GLN)_Daawo Gudoomiyaha guddi hoosaadka ee Golaha Wakiilada Somaliland Xildhibaan Cumar sanweyne ayaa golahaasi uga warbixiyey xeerka maydhitaanka lacagaha oo khuseeya hanaanka xawilaadaha lacagaha, isla markaana horyaalla golahaasi.

COMMENTS