DAAWO MADAXWEYNAHA CUSUB EE DALKA SOMALIYA OO BOOQDAY VILLA SOMALIA
February 11, 2017 - Written by

Madaxweynaha Cusub Ee dalka Soomaaliya Maxamed.Cabdilaahi Farmaajo ayaa maanta booqasho ku tagay qasriga Madaxtooyada, halkaas.oo si diiran loogu soo dhaweeyay

COMMENTS