Daawo Tartan Loogu Talo Galay Is Dhexgalka Dhirigalinta Dhalinyarta Oo Ka Furmay Garoonka Liongate Ee Xafada Maxamud Haybe Ee Magalada Hargeysa.
February 13, 2017 - Written by

Hargeysa(GLN)_waxaa si toosa uga furmay garoonka  LIONGATE_STUDIUM Ee Xafada Maxamud Haybe Ee Magalada Hargeysa tartanka loogu talo galay Isdhexgalka Dhiirigalinta Dhalinyarada,

Kaas Oo ay Furtaanka Koobka Isku Haleeleen Labada Kooxood Ee Tartanka Lagu Daahfuray Oo kala ahaa,

Kooxda Xidigaha Geeska Iyo Kooxda Masale Fc

waxaanay labadan kooxood soo bandhigeen ciyaar aad u qurux badan oo soo jiidatay dhamaan dadwaynihii ka Soo Qayb Galay Ciyaarta,
waxaanay natiijada ciyaartaasi ku dhamaatay barbar dhac ah Min Sagal Gool,

 

https://www.youtube.com/watch?v=fynunx8LrjI

COMMENTS