Maroodigii Sida Aadamaha Loo Qisaasay (Xogta Dahsoon)
February 16, 2017 - Written by

Barnaamijkeena waxaynu ku soo bandhigaynaa qisada ku saabsan Maroodigii Mari ee sida aadamaha loo qisaasay waana dhacdo ka mid ahayd sooyaalkii taariikhda oo muujinaya sida uu xaal noqonayo marka ay naxariistu ka dhamaato quluubta bani’aadamka.

https://youtu.be/QDMtencwn8I

COMMENTS