GARABKA DHALINYARADA XISBIGA WADDANI OO KA MUDAHARAADAY HESHIISKA SALDHIGA MILATARI
February 17, 2017 - Written by

Hargeysa(GLN)_Garabka Dhalinyarada Xisbiga Wadani oo Isku Soo Bax ku Mujiyey Saldhiga Milatari ee Berbera laga siiyey Imaraadka carabta, waxaana halkaasi iskugu yimid dhalinyarta gobolka togdheer ee Xisbig Wadani Kuwaasi oo Xarunta dhalinyarada ee xisbigaasi ku lafo guray.

Hoos ka daawo muqaal dhamaystiran oo aanu idinka diyaarinay Isku soo baxaasi

 

COMMENTS