XUKUUMADDA OO XABSIGA DHIGTAY AGAASIMIHII TELEFISHANKA STAR
February 20, 2017 - Written by

Xukuumadda Talada somaliland haysa ee kulmiye ayaa goor dhaweyd xasbiga u Taxaabtay Maxamed Baashe Xasan oo ah agaasimaha telefishanka Star.16864397_1280231812056946_3702071259689561724_n

xadhiga Suxufigan ayaa loo badinayaa in ay ka danbayso  ka dib markii uu dhawr jeer meelo fagaare ah ka dhaliilay saldhiga milatari ee ay xukuumadda somaliland ka kiranayso Dawladda Imaaraadka carabta.

Maxamed Baashe xasan ayaa si adag uga soo horjeedsaday kiradda  dawladda Imaaraadka carabta ee saldhiga milatari

 

COMMENTS