Daawo Mashaariic Cusub Oo Laga Dhagax Dhigay Degmada Lafo-ruug.
February 23, 2017 - Written by

Wasiirka wasaaradda ganacsiga Md Cumar Shucayb iyo Agaasimaha Guud ee wasaaradda warfaafinta Md Axmed Abokor Maxamed ayaa maanta mashaariicmuhiim ah ka dhagaxdhigay Degmada Laforuug ee Gobolka Saaxil.

COMMENTS