Adaa dooranaya Maska Haragiisa Marada Lagaaga tolayo (Xogta Dahsoon)
March 2, 2017 - Written by

Tuulada sirobong ee dalka Indonisia shaqaalaha wershadaasi waxay dilayaan kumanaan masas ah oo la dhaqay ka dibna waxay ka saarayaan haraga iyagoo ugu horayn maska ka dilaya madaxa dabeetana afka u gelinaya tuubo dheer oo biyo iyo hawo ku furaya ilaa uu ka noqdo sida buufimaha ย caruurtu afuufto oo kale.

https://youtu.be/66PTjr18-_A

COMMENTS