Daawo;Wasaaradda Arrimaha Gudaha,Sadexda Xisbi Qaran & Komiishanka oo Kulmay.
September 3, 2016 - Written by

Kulan Afar Geesood ah ayaa Waxaa Maanta Yeeshay Xukuumadda Somaliland,Hogaamiyeyaasha Xisbiyada Qaranka iyo Komiishanka Doorashooyinka Qaranka kaas oo lagaga arrinsanayay inaan la Siyaasadayn Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha ee Laga qabanayo 6 Deegaan ee dhinaca Xeebta Galbeed ee Dalka.

COMMENTS