Somaliland: Waa Imisa Tirada Guud ee Gaadiidka iyo Darawaliinta
March 6, 2017 - Written by

Agaasimaha guud ee wasaaradda hawlaha Guud ee JSL ayaa maanta ka warbixiyey tirada Gaadiidka Somaliland lagu wato oo ย maalinba ta xigta sii labanlaabmaysa iyo caqabadaha ka imanaya ee xallinta u baahan.

COMMENTS