XUKUUMADDA OO SHEEGTAY IN LA SOO GUNAANADAY KHILAAFKII DEKEDA BERBERA
March 15, 2017 - Written by

Waxa xal laga gaadhay maanta Arrintii shaqaalaha Dekeda Berbera kulan saacado socday oo qasriga Madaxtooyada lagu soo afjaray ayey ka hadleen wixii la isla qaatayย  Guddi ka socda Shaqaalaha Dekeda Berbera iyo Masuuliyiin Xukuumada ka tirsani oo uu hoggaaminayey Maareeyaha Dekeda Berbera

COMMENTS