CIIDAMADA BOOLISKA OO GACANTA KU SOO DHIGAY LABA NIN OO SAC BAKHTI AH QALAYA + SUUQA HARGEYSA OO AY IIB GEYNAYEEN
March 21, 2017 - Written by

Ciidamada Booliska Somaliland ayaa gacanta ku soo dhigay laba nin oo ay sheegeen in ay sac bakhti ah qalayeen isla markaana ay damacsanaayeen in ay u iib geeyaan suuqyada Hilibka ee magaaladda Hargeysa.

COMMENTS