Sababtii Hindiya Uga Baxday Ciyaaraha Koobka Adduunka (Xogta Dahsoon)
March 23, 2017 - Written by

Hindiya waxa ay ka mid tahay dalalka aan maskaxda dadka ku soo dhicin marka laga hadlayo arimaha kubadda cagta ee caalamiga ah, waxana suurogal ah in dalkaasi ku wanaagsan yahay dhanka ciyaaraha cricket-ka, laakiin marka ay timaado kubadda cagtu waxa dalkaasi kaga jiraa meel aad u hoosaysa

https://youtu.be/2LjWJsDgpPY

COMMENTS