Daawo;Qoys Danyar ah Oo an waligood Suuli yeelan balse hada uu u Dhisayo Ururka Miskiin Gargaar iyo Hooyo deeq Lacaga la Gaadhsiiyay.
September 5, 2016 - Written by

Boorama(GLN ) _Qoys Danyar ah oo waligood Suuli yeelan balse hada uu u Dhisayo Ururka Miskiin Gargaar iyo Hooyo deeq Lacaga la Gaadhsiiyay

Deeq lacaga oo aanu Hooyo Boorama ku gaadhsiinay sidoo kalena Qoyskaasi ayaa ahaa bilaa Suuli ama Musqul hada ayaan u bilawnay Dhismihiisa waxaana mararka qaar dhaqaalaha oon u saamaxaynin awgeed suuligaasi Qoda wiil ay dhashay hooyadaasi balse Markii aanu lacaggta ugeynay waxa ay Qoyskaasi u Tartay waxyaabo badan

COMMENTS