Jaamacadaha Soo Jireenka ah ee Dunida Carabta (xogta dahsoon)
March 31, 2017 - Written by

jaamacada Qirawiin ee dalka morooko waxaa la sameeyey sanadkii 859 waana jaamacadaha ugu faca weyn dunida ee illaa maanta shaqaysa waxaana wax ku bartay culimo badan oo u dhashay dalalka reer galbeedka.

https://youtu.be/AQrX2Xe5bX8

COMMENTS