SAGALNEWS.COM WASIIRKII DEKEDAHA SOOMAALIYA OO MUQDISHO KU GEERIYOODAY
April 2, 2017 - Written by

Allaah haw naxariistee waxa goor dhaweyd magaalada Muqdisho ku geeriyooday wasiirkii dekeda ee xukuumadii.xasan sheekh maxamuud.1D878BF1-FA81-4201-A9A9-96887A103CCE_cx0_cy6_cw0_mw1024_mh1024_r1_s

Marxuumka ayaa dhawr maalmood oo keliya u jiifay ย xanuun.

Marxuum nuur faarax xirsi ayaa ka hor xilka wasiirnimo ee uu ka hayay dawlada federaalka waxa uu ahaan jiray gudoomiyihii ururkik gurmad oo somaliland ka jiray

COMMENTS