Diyaaradaha Waaweyn ee Xambaara Gantaalaha Culus (XOGTA DAHSOON)
April 3, 2017 - Written by

barnaamijkeenan waxaynu ku soo qaadanaynaa qaar ka mid ah diyaaradaha istiraatiijiga ee dagaalada xilliga dheer loo samaystay waana diyaaradaha qaadi kara gantaalaha culus waana diyaarado weerari kara masaafo aad u fog iyagoo beegsanaya bartilmaameedo istiraatiiji ah oo ku yaalla dhulka cadowga

https://youtu.be/uPoh5mQ_p6o

COMMENTS