Calaamadaha Lagu kala garto Taleefoonada Saxda ah iyo Kuwa Macmalka ah (Xogta Dahson)
April 5, 2017 - Written by
Muddooyinkii u dambeeyey waxaa iskaba adkaatay sida loo kala garanayo ee loo kala dooranayo telefoonada saxda ah ee farsamadoodu caadiga tahay iyo kuwa loo soo ekaysiiyey ee hadana wata calaamadihii iyo magacyadoodiiba.

 

https://youtu.be/hGBeu3BLeWQ

COMMENTS