Xukuumadda Somaliland oo Xabsiga u Taxaabtay Boqor Badmaddow
April 7, 2017 - Written by

Xukuumada somaliland ayaa goor dhawayd xidhay bad madow oo sheegtay inuu ka mid yahay madax dhaqameedka beesha waqooyiga Hargeysa.
Ciidamada Amaanka ayaa goor dhawayd gacanta ku dhigay Boqor Madow, kuwaas oo ku xidhay xarunta dambi baadhista ee magaalada Hargeysa, iyada oo xadhigiisana lala xidhiidhinayo hadaladii xanafta lahaa ee kala fogaynayey bulshada somaliland ee uu ku dhawaaqay.Boqor Bad Madow ayaa ku dhawaaqay ย hadalo xanaf leh isla markaana kala fogaynaya bulshada somaliland, kuwaas oo uu ku duray beesha bariga Burco oo uu sheegay inay ku khasban yihiin taageerada xisbiga Kulmiye.

 

 

COMMENTS