Fadeexadii Todobaadkan Haleeshay Kubadda cagta ee Dalka Spain (Xogta Dahsoon)
April 9, 2017 - Written by

todobaadkani waxa uu ahaa mid ay fadeexad balaadhani ka dhacday tartanada kubada cagta ee dalkaasi Spain iyadoo kooxda junior-ka Barcelona ay koox kale kaga badiyeen natiijo 12 iyo 0 ah, waxaana dhamaadkii ciyaartaa soo baxday inay natiijada ciyaartu xidhiidh la leedahay hawlo laaluush iyo wax is daba marin ah

https://youtu.be/plifSsK8O7E

COMMENTS