Daawo: Muxuu yahay Ikhlaasku Ama Daacadnimada Camalku? [MIDHAHA DIINTA]
April 14, 2017 - Written by maamule

Xilliyadan dambe waxa aad loo arkaa dad dadaal badan ku bixinaya sidii ay u muuqan lahaayeen, loo hadal-hayn lahaa is la makaana looga sheekayn lahaa. Waxa laga yaabaa in dadkaas uu ku jiro qof sadaqada si fiican u bixiya oo tabarucaadka ku fiican, laakiin uu shaydaanku niyaddiisa ku beero ha lagu arko oo la yidhaahdo: โ€œHebel waa faxal si fiican wax u bixiya.โ€

Sidaa darteed, muuqaalkan kooban ee MIDHAHA DIINTA waxa aad si fiican ugaga bogan doontaan โ€œMuxuu yahay Ikhlaasku Ama Daacadnimada Camalku?

Waxaana soo jeedinaya sheekh Maxamed sheekh Cumar Dirir. Ilaahay ajar iyo xasanaad ha ka siiyo. Ku soo dhawaada oo ka faaโ€™idaysi wanaagsan.

midhahadiinta@gmail.com

Gacanlibaaxnews.com

COMMENTS