Hay’adda Save The Childern Oo Biyo Dhaamis Ka Bilowday Gobolka Daadmadheedh.
April 22, 2017 - Written by

Hay’ada save the children ayaa biyo dhaamis ka fulisay gobolka daad madheedh sideed tuulo oo hoos yimada gobolkaas

Tuulooyinka Ay Hay’addu Gaadhsiisay biyaha Ayaa Waxa Ka Mida  Tuulda  Raydab Khaatumo, Gocondhaale, Daba gorayaale, Xaydaale, Qoll Qoll, Gudubbi, Inna Cadammi Iyo  Lawwga Carabala.

Biyo dhaamiskan Oo Soo socday In Mudo ah Ayaa Waxa uu  bilaabmay 20 April ilaa 28 April

 

 

COMMENTS