WASIIRKA HAWLAHA GUUD IYO WAFTI UU HOGAAMINAYO OO SHIL KU GALAY JIDKA HARGEYSA IYO GABILEY U DHAXEEYA
April 24, 2017 - Written by

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud ee iyo guryeynta somaliland Cali Xasan Maxamed iyo xubno wehelinayay ayaa gaadhi kula dhacay meel wax yar u jirta Magaaladda Gabiley.18057180_1861496850765221_177392111443916350_nย warka ayaa waxa uu sheegayaa in laba ka mid ah ilaaladda wasiirku ay ku dhaawacmeen shilkaasi baabuur, hasayeeshee wasiirka, darawalkii gaadhigaas iyo Siyaasiga Cabdilaahi Geel jire ay ka badbaadeen shilkaasi baabuur.18157107_1861496857431887_1240732451186911689_n18157568_1861496780765228_4814011299191344859_n

Wasiirka ayaa ka soo laabtay magaaladda boorama oo uu hawl ugu maqnaa, waxaana marka ay shilka galeen uu gaadhigu la marayay jidka u dhaxeeya Hargeysa iyo gabiley

warkan oo faahfaahsan la soco goor dhaw

COMMENTS