GUDDOOMIYAHA CUSUB KOMISHANKA MAAMUL WANAAGGA SOMALILAND OO LA SOO MAGACAABAY
May 7, 2017 - Written by

Waxa la soo magacaabay guddoomiyaha Cusub ee komishanka maamul wanaaga iyo la dagaalanka Musuqmaasuqa somaliland, ka dib markii uu dhawaan iska casilay xilkaasi guddoomiyihii hore

COMMENTS