Toos u daawo: Shirar looga hadlayo arrimaha Soomaaliya Ee Maanta ka furmay Magalada London.
May 10, 2017 - Written by

Waxaa goor dhowayd ย ka furmay magaalada London shirar horu dhac u ah shirka berri ee looga hadlayo arrimaha Soomaaliya.

Shirka hada furmay ayaa looga hadlayaa xaaladaha dalka, doorka qurba joogta ku leeyihiin dib u dhiska dalka, dhaqaalaha, dib u heshiisiinta iyo arrimo kale, waxaa shirka ka qeyb galayaย Safiirada Beesha Caalamka ee matalaya Soomaaliya.

COMMENTS