Waraysi: Dadka Soomaaliyeed Ee Horumarka Ka Sameeyey Nolosha Norway: Macallin Dugsi Sare Kaalin Muhiim Ah Kaga Jira[Daawo]
May 10, 2017 - Written by C M

Macalin Xasan Axmed Xasan wuxuu ku nool yahay magaalada Oslo ee caasimada Norway. Wuxuu bare ka yahay ka yahay dugsi sare oo ku yaalla isla Oslo, isagoo sida oo kalena ka mid ah masuuliyiinta dugsiga.

Macallin Xasan intaa kuma koobna ee waxa kale oo uu ardayda Soomaaliyeed ka caawiyaa oo uu u dhigaaa xisaabta oo uu sheegay inay tahay dhib weyn oo ka hor timaada ardayda.

Waraysi dhinacyo kala duwan taabanaya oo uu la yeeshay suxuiga Cabdishakur Muxumed Muuse (Heersare) kana baxay idaacadda Maqal Radio oo ku taalla Oslo, ayuu ku faahfaahinayaa sidii u nolosha horumarka uga sameeyey, isaga oo qaxoonti ku yimi dalka Norway.

https://www.youtube.com/watch?v=ontrwfwbd2s&feature=youtu.be

Gacanlibaaxnews.com

gacanlibaaxnews@gmail.com

COMMENTS