Tartan Kubadda Cagta Ah Oo Lagu Xusayey 18 May Oo Olslo Lagu Qabtay Iyo Kooxdii Ay Gaashu Raacday
May 14, 2017 - Written by C M

Halkan waxa aanu idiinku soo gudbinaynaa muuqaal kooban oo ku saabsan tartan kubbada cagta ah oo lagu xusayey 18 May ee maalinta madaxbannaanida Somaliland, oo maanta lagu qabtay magaalada Oslo ee caasimadda Norwayd.

Tartankan oo ay ka soo qayb galeen toban kooxood, ayaa guushu raacday koox ku ciyaarta magaca Dahabshiil Norway.

https://www.youtube.com/watch?v=osIneNuQRJY&feature=youtu.be

Gacanlibaaxnews.com

gacanlibaaxnews@gmail.com

COMMENTS