Daawo Xildhibaan ka Tirsan Xisbiga Waddani Oo Iska Casilay Xilkii U Ka Hayey Xisbigaasi.
May 14, 2017 - Written by

Xildhibaan Ibraahin Jaamac Cali (Rayte) oo in muddo ah ka tirsanaa Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani ayaa goor dhaweyd ku dhawaaqay in uu iskaga baxay Xisbigaasi.

Ibraahim Jaamac Cali Waxa uu ka mid ahaa siyaasiyiinta ugu firfircoon ee ku jiray xisbigaasi, waxaana in muddo ah la hadal hayay in uu iskaga baxayo Xisbigaasi, hasayeeshee mar uu maanta warbaahinta ugu waramayay Magaaladda Hargeysa waxa uu daaha Ka rogay in uu ka baxay Xisbiga Waddani Isla markaana uu dib ka soo sheegi doono sababta ku keliftay in uu ka baxo xisbigaasi.

Halkan Hoose Kaga Bogo Warkaas Oo Faahfaahsan

https://www.youtube.com/watch?v=X0w58dOY8kM

 

 

COMMENTS