Al-Shabaab oo weeraray deegaan hoos taga magaalada Mandhera
May 16, 2017 - Written by

Wararka ka imaanaya magaalada Mandhera ee gobolka waqooyi bari ayaa sheegaya in dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay weerTodobaadyadii u dambeeyay ayaa la sheegay in weeraro ka dhacayeen deegaano hoos taga Mandhera.areen deegaan lagu magacaabo Cumar Jilicow.

Deegaankan oo hoos taga Mandhera ayaa dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay weerareen saldhig boolis.

Wararka ayaa sheegaya in lagu dilay saddex qof, halka labo askari boolis la laโ€™yahay, kuwaasoo loo maleynayo in Al-Shabaab qafaalatay, lana aaday dhanka Soomaaliya.

Sarkaal ka tirsan Kenya ayaa sheegay in weerarkaas ay ka dambeeyaan Al-Shabaab, ayna haatan baadigoob ugu jiraan askartii la qafaashay.

 

COMMENTS