Daawo: Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Saaka Dhir-beeris Ku Xustay 18MAY 2017 .
May 18, 2017 - Written by
Hargaysa( GLN)- Shaqaale weynaha wasaarada Arrimaha Gudaha JSL oo uu hogaaminayo Wasiiru Dawlaha Wasaaradda oo Ay Weheliyaan Agaasimayaasha Guud ee Amniga Iyo Maamulka ayaa Saaka xuska 18ka May ku xusay xarunta wasaarada oo ay ka fuliyeen dhir beeris.
Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Maxamed Kuuse Diiriye Agaasimaha Maamulka Gobolada iyo Degmooyinka Cilmi Cabdiraxmaan Cashuur iyo Agaasimaha Amniga Xasan Nuur Abokor ayaa Halkaasi Kala Hadlay Shabiga Somaliland oo ay ku hambalyeeyeen munaasibada !8 May oo Sanadka Halku dhig u Yahay “18 may aan daryeelo dadkeena”

 

https://www.youtube.com/watch?v=nkK7sM96HYI

COMMENTS