Daawo: Soo Dhawaynta Bisha Barakaysan Ee Ramadaan [MIDHAHA DIINTA]
May 18, 2017 - Written by C M

Waxa afka innagu soo haysa bishii barakaysnayd ee Ramadaan, iyadoo muslimiintu meel kasta oo ay joogaan is u diyaarinayaan gudashadeeda iyo soonka bisha barakaysan ee Ramadaan.

Muqaalkan uu oo idiinku talo galay barnaamijka MIDHAHA DIINTU, wuxuu si gaar ah u khuseeyaa soo dhawaynta bisha Ramadaan. Waxaana ka hadlaya sheekh Maxamed Cabdi Ummal. Ka faaโ€™idaysi ย wanaagsan oo ku camalfal fiican. Ilaahay xaqa ha innagu sugo, sheekhana ajar iyo xasanaad ha ka siiyo.

Daawasho wacan oo ku camal-fal fiican.

midhahadiinta@gmail.com, midhahadiinta1@gmail.com

Gacanlibaaxnews.com

COMMENTS