Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashey Sheekh Duleedka Hargeysa Kumaan Qof Ku Dabiibaaya
May 22, 2017 - Written by

Agaasimaha guud ee wasaarada dinta iyo awqaafta Somaliland Shekh Saleeban Siciid Cali

ayaa waxaa uu ka hadley sheekh kumaanan qof maalmihii ugu danbeeyey ku dabiibaayey goob ku taala duleedka Hargeysa

 

Agaasimaha guud ayaa waxaa uu sheegay in ay xukuumadu sheekhaas ka war hayso isla markaana ilaa hada aaney maqal wax dhibaato ah oo sheekhaas ka timid daaweyntiisa

COMMENTS