XILDHIBAANO QALINKA KU DUUGAY MOOSHIN XILKA LAGAGA QAADAYO DUQA HARGEYSA
May 22, 2017 - Written by

Xildhibaano ka tirsan Golaha Deegaanka Magaaladda Hargeysa ayaa mooshin xilka lagaga xayuubinayo duqa Magaaladda Hargeysa maanta qalinka ku duugay.

Halkan Hoose Kaga Bogo Mooshinkaas oo dhamaystiran

COMMENTS