Madaxweynaha Somaliland Oo Cafis U Fidiyey Wariye cabdimalik muse Coldoon .
May 25, 2017 - Written by

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo ayaa waxaa uu

iminka amar ka soo saarey Xadhiga Wariye coldoon oo xukuumada Somaliland ay ku xukuntey 2 sanno oo xadhig ah .

Madaxweyne Siilanyo ayaa waxaa uu Cafis madaxweyne u fidiyey Saxafi Samafale Cabdilmaailk Muuse Coldoon oo lagu xukumay laba sanno oo xadhig ah .

COMMENTS