Madaxweynaha Soomaaliya Oo shacabka soomaaliyeed iyo dunida muslimkaba ku hambalyeeyay bisha barakaysan Ee ramadaan.
May 27, 2017 - Written by

Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa shacabka soomaaliya iyo dunida muslimkaba ku hambalyeeyay bisha barakaysan ee ramadaan

https://www.youtube.com/watch?v=qYe-nEaLfjA

COMMENTS