Duruusta Ramadaanta: Waxyaabaha Soonka Ina Jeclaysiinaya [MIDHAHA DIINTA]
May 27, 2017 - Written by C M

Idilkiin Ramadaan kariim meel kasta oo aad joogtaan. Waxa aanu halkan idiinku soo gudninaynaa duruus taxane noqon doonta haddii alle idmo inta Ramadaanta lagu jiro oo ku saabsan Ramadaanta oo uu idiin soo diyaariyey barnaamijka MIDHAHA DIINTA. Waxaana duruustan duubtay maktabadda Al-fajri oo ku taalla magaalada Hargeysa.

Waxa duruustan idiin soo jeedin doona sheekh Maxamed sheekh Cumar Dirir, iyadoo dersiga koobaad ee maanta uu ciwaankiisu yahay “Waxyaabaha Soonka Ina Jeclaysiinaya.” Ka faa’idaysi wanaagsan. Sheekhana ilaahay ajar iyo xasanaad ha ka siiyo.

midhahadiinta@gmail.com, midhahadiinta1@gmail.com

Gacanlibaaxnews.com

COMMENTS